NOW PLAYING · SONG
Single · Contemporary
Sida laba matanoo Sadri qudha wadagoo Sambabada jidhkodiyo Seedaha halbawlaha Isa siiyay baan nahay Satir baynu barinoo Wax saluugi maynee Saldhigii naftaydiyo Saldhigii naftaydiyo Ii noqo siraad baxay Koras Isaseeg wixii dhala Marna sahad san mayee Sidaheena cadhaqa Samir samir baan and Ku tolayaa Silic iyo dhibaatoba Ku sii dayni mayee Sadashu waa guul Farxad iyo sadeedaba Noo suura galin kara Surbacad jacayliyo Saxariir na daysee Sirta xeeladeena Haka shewgin suuqyada Koras Isaseeg wixii dhala Marna sahad san mayee Sidaheena cadhaqa Samir samir baan and Ku tolayaa Ereyada cabdifatax said dahir Laxanka farah adhiile Music ahmed wali furinle